Tanaad
Tanaad
  • Видео 308
  • Просмотров 28 493 017
30 Xaqiiqo oo caalamka ku saabsan | Dumarka South Korea ma ragga ayey diideen?
30 Xaqiiqo oo dalalka caalamka ku saabsan | Xogo xiisa leh oo deg deg ah#world
Waa muuqaal soo gudbinaya xaqiiqooyin kala duwan oo ku saabsan dalalka caalamka,
#subscribe
#share
#like
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Просмотров: 35 085

Видео

Hilibkaaga ayay cunayaan haddii aad arinkaan sameeso ! Dalka Fiji
Просмотров 51 тыс.14 дней назад
Haddii aad arinkaan sameeso hilibkaaga ayay cunayaan ! Dalka Fiji#pacific Waa muuqaal soo gudbinaya xaqiiqooyinka ku saabsan Dalka Fiji. Kamid noqo saaxiibada nala socda oo Subscribe-saar channelka mahadsanid. LIKE&SHARE, Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
20 Xaqiiqo oo Ruushka ku saabsan | Xadka Mareykan iyo Ruush?
Просмотров 102 тыс.21 день назад
20 Xaqiiqo oo Ruushka ku saabsan | Mareykan iyo Ruush?#europe Waa mid kamida muuqaalada xaqiiqooyinka xambaarsan ee aan soo gudbino. Hadii aad nagu cusub tahay Fadlan subscribe inoo saar,muuqaalkana haka ilboobin LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
20 Xaqiiqo oo ku saabsan Dalka Mareykanka | Dhulkii cuntada laga jeclaa
Просмотров 50 тыс.Месяц назад
20 Xaqiiqo oo ku saabsan Dalka Mareykanka | Dhulkii cunada laga jeclaa#usa Waa tanaxaheenii aan kusoo qaadan jirnay xaqiiqooyin kala duwan ,markaana waxaan dhowr xaqiiqo ka xusi doonaa dalka ugu dhaqaalaha badan dunida ee USA, Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo channel-ka Subscribe noo saar mahadsanid, LIKE&SHARE Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Dalka ugu qanisan Africa | Xaqiiqooyin ku saabsan DR CONGO
Просмотров 45 тыс.Месяц назад
Dalka ugu qanisan Africa | Xaqiiqooyin ku saabsan DR CONGO#world Waa muuqaal soo koobaya xogaha ku saabsan dalka DR Congo. Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada nagu xiran mahadsanid,#subscribe LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Slovakia | Garoonka uu tareenka dhexmaro!
Просмотров 28 тыс.Месяц назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Slovakia | Garoonka uu tareenka dhexmaro!#europe Waa mid kamida muuqaalada aan dalalka caalamka ku soo qaadano,waxaana markaan soo qaadaneenaa dalka Slovakia. Hadii aad nagu cusub tahay channel-ka ku soo biir si aan iskula socono mahadsanid. SHARE&LIKE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
20 Xaqiiqo oo ku saabsan Dalka Shiinaha | Maxey dharka gaduudan u xirtaan?
Просмотров 50 тыс.Месяц назад
20 Xaqiiqo oo ku saabsan Shiinaha | Maxey dharka gaduudan u xirtaan?#china Waa muuqaal soo koobaya 20 xaqiiqo oo ku saabsan dalka China, Channel-ka ku soo biir oo Subscribe-saar si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid, LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Nuuca indhahaaga iyo Kuwa ugu cajiibsan uguna naadirsan | Halkee ku nool yihiin?
Просмотров 23 тыс.Месяц назад
Lix nuuc oo indhaha dadka ah | Kuwa ugu cajiibsan uguna naadirsan#eyes Waa muuqaal ka hadlaya midabada indhaha bini-aadamka. Hadii aad wali channel-ka ku soo biir fadlan Subscribe-saar oo kamid noqo saaxiibada nala socda mahadsanid. LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol1212@gmail.com
30 Xaqiiqo oo dalalka caalamka ku saabsan | Dalkee loogu booqasho badanyahay?
Просмотров 40 тыс.2 месяца назад
30 Xaqiiqo oo caalamka ku saabsan | Dalkee loogu booqasho badanyahay?#world Waa barnaamijkii xaqiiqooyinka caalamka qeybtiisa 2-aad, Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada nagu xiran mahadsanid. LIKE&SHARE, Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Sidee ciyaaryahan u badbaadiyay dal dhan? | Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Ivory Coast
Просмотров 46 тыс.2 месяца назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Ivory Coast | Maxaa ka baran karnaa dalkaan?#Ivory Coast Dal Africa dhaca oo si weyn aan loo sheeg sheegin islamarkaana ka dhaqaale badan kana horumarsan kuwa badan oo la bunbuuniyo, Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar channel-ka mahadsanid. LIKE&SHARE, Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
30 Xaqiiqo oo dalalka Caalamka ku saabsan | Dal aan caasimad lahayn!!
Просмотров 145 тыс.2 месяца назад
30 Xaqiiqo oo dalalka Caalamka ku saabsan | Dal aan caasimad lahayn!!#world Waa muuqaal dul istaagaya 30 xaqiiqo oo kala duwan oo ku saabsan caalamka, Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir oo Subscribe-saar channel-ka. LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Cape Verde | Ma yahay dalka ugu dumarka qurxoon?
Просмотров 31 тыс.2 месяца назад
Waa muuqaal ka hadlaya xaqiiqooyinka ku saabsan dalka Cape Verde ama Cabo Verde. Cape Verde ama jamhuuriyada Cabo Verde waa mid kamida dalalka jasiiradaha ah,wuxuuna dhacaa galbeedka Africa ee badweynta Atlantic, Hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir oo Subscribe-saar channel-ka hana ka ilaabin muuqaalka LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol1212@gmail.com
Xaqiiqooyin ku saabsan Germany | Ameerikada Yurub ee loo tahriibo
Просмотров 56 тыс.4 месяца назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Germany | Dalka ugu dhaqaalaha badan Yurub#germany Waa muuqaal ku saabsan dalka Germany. Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada channel-ka. LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Maxaa Yurub u diiday dhismayaasha dhaadheer? | Ogow sababta
Просмотров 168 тыс.5 месяцев назад
Maxaa Yurub u diiday dhismayaasha dhaadheer? | Ogow sababta#skyscraper Waa muuqaal ku saabsan sababaha qaarada Yurub aysan ugu badneen dhismayaasha aadka u dhaadheer ee loo yaqaano skyscraper, Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada. LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Waa maxey Jaamacadda Carabta? | Sidee Soomaaliya ugu biirtay?
Просмотров 51 тыс.5 месяцев назад
Waa maxey Jaamacadda Carabta? | Sidee Soomaaliya ugu biirtay?#arabic Waa muuqaal si guud uga hadlaya ururka Jaamacadda Carabta. Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan ku soo biir oo kamid noqo saaxiibada ku tixan, LIKE&SHARE. Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Xaqiiqooyin ku saabsan South Africa | Dalkii u hiiliyay Falastiin
Просмотров 60 тыс.5 месяцев назад
Xaqiiqooyin ku saabsan South Africa | Dalkii u hiiliyay Falastiin
Morocco ma dumarka ayaa ku badan? | Dalalka raggu ku yaryihiin
Просмотров 96 тыс.5 месяцев назад
Morocco ma dumarka ayaa ku badan? | Dalalka raggu ku yaryihiin
Gabar muslimada oo ka xanaajisay Hal bilyan oo Hindi ah | Sabab?
Просмотров 99 тыс.5 месяцев назад
Gabar muslimada oo ka xanaajisay Hal bilyan oo Hindi ah | Sabab?
Dalka ugu jasiiradaha badan | Xaqiiqooyin ku saabsan Sweden
Просмотров 39 тыс.5 месяцев назад
Dalka ugu jasiiradaha badan | Xaqiiqooyin ku saabsan Sweden
Dal laga xoogay bad uu lahaa maantana xiran | Sidee Bolivia loo dhacay?
Просмотров 58 тыс.5 месяцев назад
Dal laga xoogay bad uu lahaa maantana xiran | Sidee Bolivia loo dhacay?
Xaqiiqooyinka Dalka Dominican Republic | Dhulkii Nibiriga iyo Dalxiiska
Просмотров 32 тыс.7 месяцев назад
Xaqiiqooyinka Dalka Dominican Republic | Dhulkii Nibiriga iyo Dalxiiska
Comoros | Dal aan wax badan wadaagno | Dhulkii Barfuunka
Просмотров 41 тыс.7 месяцев назад
Comoros | Dal aan wax badan wadaagno | Dhulkii Barfuunka
Ma rabaan in ay caruur dhalaan dadka Japan | Waa maxey sababta?
Просмотров 27 тыс.7 месяцев назад
Ma rabaan in ay caruur dhalaan dadka Japan | Waa maxey sababta?
Dalka Mushaarka ugu sareeya laga bixiyo | Xaqiiqooyinka luxembourg
Просмотров 44 тыс.7 месяцев назад
Dalka Mushaarka ugu sareeya laga bixiyo | Xaqiiqooyinka luxembourg
Qaarad cajiiba oo aysan dad ku nooleen | Yaa iska leh? | Antarctica
Просмотров 39 тыс.7 месяцев назад
Qaarad cajiiba oo aysan dad ku nooleen | Yaa iska leh? | Antarctica
Sirta ka danbeysa guulaha Dagaalyahana Dagestan | Dumarkooda mala guursan karaa?
Просмотров 41 тыс.7 месяцев назад
Sirta ka danbeysa guulaha Dagaalyahana Dagestan | Dumarkooda mala guursan karaa?
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Imaaraatka Carabta | Maka noqon kartaa Muwaadin?
Просмотров 63 тыс.7 месяцев назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Imaaraatka Carabta | Maka noqon kartaa Muwaadin?
20 Xaqiiqo ka ogoow koofur America | Halka ugu cajiibsan dhulka.
Просмотров 43 тыс.8 месяцев назад
20 Xaqiiqo ka ogoow koofur America | Halka ugu cajiibsan dhulka.
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Georgia | Asalka ree Yurub
Просмотров 37 тыс.8 месяцев назад
Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Georgia | Asalka ree Yurub
Maxey dadka ireland u taageeraan Falastiin? | Qisada ka danbeysa!
Просмотров 44 тыс.8 месяцев назад
Maxey dadka ireland u taageeraan Falastiin? | Qisada ka danbeysa!

Комментарии

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 День назад

    Somalida haloo ooyo gabadha la guursaday

  • @thekaraamo2
    @thekaraamo2 День назад

    Ninkan warar qaldan o kasheegaya gabdhaha Morocco, waxaana laga yaaba inosan usafrin Morocco. Naagaha Morocco badankood kama ganacsadaan jirkooda. Loomana tago galmo Morocco. Qof jaahil ah ocaqli yar ila eegtahay

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 День назад

    😂😂😂😂🎉

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 День назад

    Oben tine I comment your chsnnel whenever you talking sbout Serbische 😂😂😂

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 День назад

    Thanksgiving for you sure hope you’re having fun with you guys bye 👋

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m День назад

    🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m День назад

    🇧🇴🇧🇴🇧🇴🇧🇴💪💪🇧🇴🇧🇴🇧🇴

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 День назад

    Waa wadanka ugu cunsurisan yurub. Waxay neceb yihiin islaamka iyo dadka madow waana wadanka kaliya ee baarlamaanku saxexay inaan masjid laga dhisi karin. Waxaana ku nool 30’000 oo muslimiina

  • @SalimMohamed-n2q
    @SalimMohamed-n2q 2 дня назад

    Niyo waxaano museeba maxaawaye😂😂😂😂😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 2 дня назад

    35❤

  • @abdullahiolad3739
    @abdullahiolad3739 2 дня назад

    ruclips.net/video/nGxZS07Bsvk/видео.htmlsi=o9ZOpywHUINLNcDH

  • @QadarYare-nt7xr
    @QadarYare-nt7xr 3 дня назад

    Geep going🎉🎉😊😊

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

    Wlcme back ustaad

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 дня назад

    Macluumaad isku milan oo muc leh

  • @barrymoha4748
    @barrymoha4748 3 дня назад

    schönbrunn ana ag dagan igu so booqda

  • @Hayruf
    @Hayruf 3 дня назад

    Golden voice ✨️ 💛 TanaaD ❤

  • @mohammeddeek2286
    @mohammeddeek2286 4 дня назад

    This is home of a jokeaafi lol

  • @user-qj1gq4lw9d
    @user-qj1gq4lw9d 4 дня назад

    Magalooyinka somalida inoo biloow

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 4 дня назад

    I was in koln zwei monate and shein Didn’t even care about him and today he didn’t you you know what you were talking about and today is what you said was so right’s Humenright will be goin like life gois on with our own family badan #LikeLeeminhoo. #Rights. He’s first time to come back home today it happens again so I can’t you even more and today we can do that again but he’s just being so bad he’s also my brother 👨

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 4 дня назад

    Arabic is great

  • @XasanJeylaani-lg8bo
    @XasanJeylaani-lg8bo 5 дней назад

    Wa noqon karna sidan iyo si ka fican hadaan hishiino 🎉❤

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayidali5139
    @sayidali5139 5 дней назад

    Asc wall waxan u baahanay qof jooga wadanka bolivia

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 5 дней назад

    Ustaad music background kii hore Soo celi, it was making an interest.

  • @user-qw3ce5vb4i
    @user-qw3ce5vb4i 5 дней назад

    zhp badaaal shaxdaan 😂

  • @SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
    @SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 5 дней назад

    Let

  • @abdirisakmohamedali4953
    @abdirisakmohamedali4953 5 дней назад

    Sida aad dadka wax u fahansiiso aad baan u jecelahay. Keep going bro

  • @Ahmedkalkal-kd9eu
    @Ahmedkalkal-kd9eu 5 дней назад

    Allow wllhen reer falastiin u gar gaar U duceeya waa wllhen dhabta ah iqwaanii

  • @Mohommt
    @Mohommt 6 дней назад

    Pls somaliland ❤

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 6 дней назад

    Ustaad waa naga ragty

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 6 дней назад

    Subxaanalaah muslim miyaa kuwa food hiya

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 6 дней назад

    Tan 1aad yaab waye😂

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 6 дней назад

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz 6 дней назад

    Mahadsanid Ustaad wax badan ayaan kaa faa'iiday

  • @jarose4876
    @jarose4876 6 дней назад

    Ustaad waxan moodayey inay Algeria ahayd wadankii ugu horeeyey ee aqoonsada maraykanka

  • @Nuceyma
    @Nuceyma 6 дней назад

    King of geography

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 6 дней назад

    Wax badan ayaan kakororsaday xaqiiqoyinka caalamka👀iaamin

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 6 дней назад

    Waan ku salaamay saxiib Tanaad

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 6 дней назад

    Xayawanada Nairobi agteeda lagu ilaaliya waa kuwii somalia kasoo cararay.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 6 дней назад

    Mahad sanid macalin horry u soco

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u 6 дней назад

    Somaliy maxa qani ku tahay waa qabaylad😂

  • @user-dx2qm9gr7b
    @user-dx2qm9gr7b 6 дней назад

    Tanaad sxp dalka suriname 🇸🇷 kasoo hadal kama hadlin

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 6 дней назад

    Wan ka haya Legend manta🫡👑

  • @abdisalannoorosman9272
    @abdisalannoorosman9272 6 дней назад

    Sxbw soo badi barnaamishkaaan Waa faa’iido 100%

  • @Muhandasmedia22
    @Muhandasmedia22 6 дней назад

    Jabuuti ka soo hadal ustaad

  • @THOMASShelpy-wm9wx
    @THOMASShelpy-wm9wx 6 дней назад

    Afar week mclin soo laabaso wacan

  • @munasarCabdi-ek4cz
    @munasarCabdi-ek4cz 6 дней назад

    Next Ethiopia 🇪🇹

  • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
    @abdiraxmaanosmaandaahir9686 6 дней назад

    Ustaad hor muddo ilameerayso ayaad ku jirtaa ee casharada iyo waaad nagala soo dahdaaa. Ustaad warbixinada waxaad noogu dartaaa. 1: wadamada ku haboon maalgashiga iyo ganacsiga qarada afrika . 2: wadamada ku haboon degananashaha iyo waxbarashada dhalinta yar yar iyo familyad..

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 6 дней назад

    Soundtrack aad isticmaasho magaciisa ii sheeg

  • @user-cn3zx9cf7u
    @user-cn3zx9cf7u 6 дней назад

    Ustaad Afghanistan io iraaq io suriname kaama hayo muqaal kaso sMey ado mahadsn